Xog cusub oo laga helay dilka Jamal Khashogi & Sirdoonka Maraykanka oo War soo saaray

Waxaa sii kordhaya xogaha ku wareegsan qoraaga caanka ahaa ee dalka Sacuudiga Jamal Khashogi oo lagu waayey markii uu 2-dii bishan Oktoobar galay Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbuul iyadoo saxaafadda Turkigu shaacisay warar cusub oo ku saabsan kiiska baaritaankiisu socdo. Labada arrin ee ugu weyn ee kiiska ku soo kordhay ayaa ah in la shaaciyey … Continue reading Xog cusub oo laga helay dilka Jamal Khashogi & Sirdoonka Maraykanka oo War soo saaray